Adiga ayaan kulahadlayaa aniga ayaa isla hadlaya’
waxaa laga maarmaan ah inaad fahanto micnha nololeed ee aad aduunka korkiisa aaad ku joogto taas oo ah inaad fahanto qiimaha iyo sharfta uu rabigeen subxaanahu watacalaa inoo yeelay taasoo ah inaanu jirin wax ka karaamo badan amaba ka sharaf badan bini aadmiga oo jira oojooga uunkan korkiisa markaa nafyahay adigoo rabigeen sidaas oo dhan kuu sharfay maxaa diiday inaad sharftaas u qalmi waydo oo aad qaadato wadada qaloocda ee sharaf dhaca iyo karaamo daridu ka buuxdo, rabigeen waxa inoo abuuray oo kaliya inaan isaga oo kaliya caabudno una khaas yeelno cibaadadeena,markaa nafyahay waxaan ku dhihilahaa qaad wadada saxda ah ee inoo sheegayo kitaabkeena quraanka kariim ka ah iyo axaadiista rasuulkeeni suubanaaa(scw) lagasoo wariyey
Wadadaas ayaa ina anfacaysa aakhiro iyo aduunba
ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYAA INUU NAGA DHIGO DHAMAAN MUSLIMIINTA KUWII KU DHAQMA DIINTEENA MUSLIMKA AH WAXA ALLAALE IYO WAXAY INA FARI OODHAN
ALLLAAHUMA AMEEN AMEEN