Asc walaalayaal waan idin wada salaamayaaa waxaana idinku salaamayaa salaAanta muslimka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatuhu salaan kadib asxaabta dhamaan xasuusnaada inaad wada dhimanaysaa sida ay uwada dhinteen aabayaashiinii hore micnaha awoowyaasheen ayaan kawada markaa walaalayaal maadama uu aduunka gabigiisa waxa lajoogaya uu yahay sida la sheegay 2:30 labosaac iyo badh kaliya aanku dadaalno sidaan ucamal fali lahayn camal wanaag camaalkaa wanaagsan inoogaa samaynayna rabi ha inagu dilo
AMEEN AMEEN