1:waa kan dhinta habeenka jimca ah ama maalinka jimcaha
2:ka shubanka daacuunka ah udhinta
3:habeen walba ama maalinba maalin walba hadaad akhriso suuratu TABAARAK cadaabul qabriga waad ka badbaadaysaa lnshaa allah
4:waa ruuxa kudhinta jihaadka ilaahay
5:qofkii udhimlnta isagoo ilaalinaya hanti qof muslim ah leeyahay Ma sharaft A QOF MUSLIM AH UDHINT isaguna sidoo kale