
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koroya oo sannadkan halku dhigiisa ahaa “Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo”
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud: ”Waa in laga shaqeeyaa ka faa’ideysiga kheyraadka la haysto si loo gaaro Barwaaqo”