FAAFINTA DHAMAAN WIXII WANAAGSAN
Home
Search
Untitled
Mohamad Daahir
ramaadan mubaarak ramadan kariiin
Untitled
Share this:mohadcy8.wordpress.com
Share
Share on Telegram (Opens in new window)
Telegram
Share on Threads (Opens in new window)
Threads
Share on WhatsApp (Opens in new window)
WhatsApp
Post
Like
Loading…
←
Sawirkaan waxaa lagu tiriyaa sawirradii ugu ashqaraarka badnaa ee la qaaday tobankii sano ee ugu dambayay, maxaa yeelay waxa uu sawirku xaalad niyadjab ah geliyay qofkii qaaday. Sheekadu waxa ay leedahay: labadaan haramcad waxa ay weerareen deeradaan xilli ay carruurteeda la ciyaaraysay. Deeradu waxa ay haysatay fursad ay ku baxsan karto, nafteedana ku badbaadin karto, balse, waxa ay go’aansatay inay sidaan sawirka ka muuqata haramcadyada isugu dhiibto! Haddaba maxay tahay sababtu? Sababtu waa inay carruurteeda siiso fursad ay ku baxsan karaan, maxaa yeelay haddii ay cararto carruurteedu ma heli doonaan fursad ay ku baxsadaan, oo haramcadku waxa uu weerari doonaa carruurta, waana hubaal si fudud inuu ku qaban doono, taa baddelkeed waxa ay isku dhiibtay haramcadka si carruurteedu u baxsato. Sawirku waa daqiiqaddii ugu dambaysay ee hooyada, waxa ay luqunteedu ku jirtaa afka haramcadyada, ayada oo si adag u eegaysa carruurteedii, si ay hubiso inay baxsadeen ka hor inta aan la cunin ayada. Hooyadu waa qofka keliya ee nolosheeda kuu huri kara ayada oo aan waxba kaaga baddelanayn. Eebbe weyne un baa hooyo abaalkeeda gudi kara, Alloow hooyooyinka u naxariiso, wanaag badanna ku abaalmari.
Libbey Beer Can Style Glasses, Set of 2
→
Privacy & Cookies: This site uses cookies. By continuing to use this website, you agree to their use.
To find out more, including how to control cookies, see here:
Cookie Policy
Comment
Reblog
Subscribe
Subscribed
FAAFINTA DHAMAAN WIXII WANAAGSAN
Join 33 other subscribers
Sign me up
Already have a WordPress.com account?
Log in now.
FAAFINTA DHAMAAN WIXII WANAAGSAN
Subscribe
Subscribed
Sign up
Log in
Copy shortlink
Report this content
View post in Reader
Manage subscriptions
Collapse this bar
%d
Design a site like this with WordPress.com
Get started