Abwaan salaad carabay

dooxanaa madhaneWaa dawri buuhoodlahay dir u lahaayeeneWaayadanba dabataa fadhidey daallinoo colaheKu dibsade Daboolan iyo Gegan danabbadii yiilleDekenadii qabaalkana ninkii duriyey qoondeeye?Dabkuu Aadan shiday Ina Galaydh dalabsigii eedyeDanbarkeeda dhaxal xaajaduu doortay Reer GorodeNin dardaarankii Cumar ogaa mudanihii daayeNimanyohow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaashaArarsame dulmaa kala qabsaday dirirti CaymeedeDaaroodba maqal xaajadii daahirka ahaydeDadku hadduu ka nixi reer […]

Abwaan salaad carabay
Design a site like this with WordPress.com
Get started