Hashii Maandeeq

Gumaysigu hashuu naga dhacay een gurayey raadkeedagu’yaal iyo gu’yaal badan hashii gama’a noo diideygoobtay istaagtaba hashaan joogay garabkeedaguuraa habeenimo hashaan gebi walba u jiidhaygaashaandhigeedii hashu galowgu eedaamayhashii geeddankeedii rag badan goodku ku casheeyeygacmaa lagu muquunshaye xornimo noogumay garanegarre iyo guntane maalintay gees isugu boodeyAllaa noo gargaaree xornimo noogumay garanegeeraarradeedii hashaan annigu googooyeygalool iyo maraa iyo […]

Hashii Maandeeq
Design a site like this with WordPress.com
Get started