Waxaan isugu aadinaynaa kow ka adkaansho nafeed ayaan la imanayna
Labo dadaal ayaan la imanayna
Sadex ilaahayna waan talosaaranaynaa

Waayaabaye sideen isugu aadinaa
Noloshu dadaal ayay rabtaa
Naftuna raaxo ayay rabta
Raaxo inaad heshaana lacag ayay rabtaa!
Lacagtiina rafaad ayaa lagu helayaa!