
Markaan sawir kooban ka bixiyo dalka Rwanda, waa wadnaha qaaradda Afrika, oo xuduud la leh Burundi, Tanzania, Congo iyo Uganda. Waa dalka ugu yar Africa marka laga reebo jasiiradaha. Waa dal aan bad lahayn oo dhacda koonfurta Equator ee bariga iyo bartamaha Afrika. Dadkeedu waxaa lagu qayaasa ku dhawaad 12 milyan. Waxaana dega dhowr qowmiyadood, […]
Safarkeyga Dalka Rwanda