qofka kaa xidhiidh badani waa kaa furso badanyahay
dad cusub inaad baratid faa iidooyin badan ayay leedahay sababtoo fursado shaqo iyo mid dhaqaalaba inaad kala kulaantaa aad iyo aad ayaa loogayaabaa hadii aad tahay qof dabeecad iyo dad la dhaqanba leh,waliba waxaad muhiimada siisaa inaad baratid dadka role model ka kuu noqon karra ee xaga nolosha kaa horeeya,
aad uyaree xiriirka aan micnaha badan ku fadhiyin,
tusaale hadii tobankii qof ee ugu danbeeyay taleefankaaga koolkiisa ay yihiin dad aad saaxiibo ahaydeen tobankii sano ee ugu danabaysay waxaad tahay qof aan xiriiirkiisa nololeed aanu kobcaynin kama hadlayo dadkaad wada dhalateen ama aad qaraabada tihiin laakiin waa saaxiibka wakhtiga iyo waayuhu iskiin barayo kaas ayaan ka hdlayaa markaa aan kuleeyahay ma tihid mid horumar samaynkara dib ayay kuu ridayaan
waxaa lamid ah iyana hadii aad ka shaqayso booskii toban sano kahor aad ka shaqayn jirtay hadii aad kashaqayso mushaarkaagina kordhin iyaduna waa sida saaxiib caajis ah okale
noloshu waa giraangir wareegto ah indhaha kala fur ee isxisaabi koley waa haduu ku daayo wadku wad ayaaban ku daynine waad dhimane ka faa iidayso intaas yar ee aad nooshahay.