
Noloshu caqabado badan ayay leedahay laakiin waxaa ka gudba oo kaliya qofka adkaysi iyo samir badan uyeesho caqabad kastoo ka hor timaada ha yaraato ama ha badnaato kaliya waxaa lagaaga baahanyahay inaad noqotid qof cashar ahaan uqaata caqabadaha kaladuwan ee kuusoo mara
Waxaad aamintaa allihii ku abuuray inuu kuu qorsheeyay wax kastood dunidan aad kamarayso mid xun iyo mid wanaagsanba
Ogsoonoow adayg kastoo kusoo mara inuu ku xigo fudayd
Waxaad yaqiinsataa hadii aad yeellato hadaf,himilo,iyo han sareba aadna hiigsato inaad gaadhi doontid horumarkastood rabtid sababtoo ah waxaad tahay qof jira
Takale ilaahay ayaa quraankiisa kariimka ah inoogu sheegu in culaystaa uu ku xugo fudayd
فان مع العسر يسرا
ان مع العسر يسرا
Samraa sadmawaayo soomaliduna way ka maahmaahday
You must be logged in to post a comment.