
Sadex ayaa darajada sare hella ee aakhiro iyo taan gaaban ee aduunyaba hellaba waana sadex qof ee rrabi haduu ku waafajiyo darajooyinka hella waana sadexdan hoos ku xusan
1:katag tan qadhmuun ee aduunyada ah intaanay kaa tagin:-micnaha ka tag marka lagu leeyahay waa ha isku mashquulin hadii ay kusiiso farxadahaaga oodhan iyo hadii aad kala kulanto adaygba iskumid weeyeen aamina inay tahay qadar ilaahay oo hadii aad khayr hesho waa wax kuu qornaa iyo hadii shar aad heshana waa wax kuuu qornaa taas ayaa macno way kuugu fadhida
2:Noqo qof u baarinimo falla waalidiintii inta ayna ka faaruqin aduunyadan:waxa uu ilaahay waajib muqadas ah inagaga dhigay inaan ubaarinimo fallo waalideenteen taasoo aan ku helayno ajar iyo xasaanaad aad iyo aad ubadan markaa ka faa iidayso fursada yar eea ay kula joogaan walidiintaa oo ugu naxariiiso sida ay kuugu naxariisan jireen xilgii aad yarayd una koolkooli sidii ay kuu kool koolin jireen,una jecloow sidii ay kuu jeclaayeen hadii aanay hada kula noolayn oo ay dhinteen uducee deeqna ubixi way gaadhiye una ducee
3:Raali gali rabigeenii ina abuuray: hadii aad noqoto qof raaligayi ilaahy,qaatana amarada uu ilaahay farray ee wan wanaagsan oodhan raacana jidkii rasuulkeenii muxumed(scw),kana hadha dhamaan wuxuu ilaahay ka hadha yidhi oodhan ee xumaan ah sida :sheegida beenta,samaynta zinada(guurka aan xalaasha ahayn),cabida khamrida,dhaca xoolo dadka,qaashada ribada,iyo iyo etc
You must be logged in to post a comment.