
1:jooji inaad dadka usheegto qorshahaaga nololeed
Markaad qorshahaaga lawadaagto dadka waxaad dhaawacday
Horumarkaaga,wax gaar udhigo oo guulayso
2:ogoow goorta la odhanaya maya
Dadka xooga leh waxay horumariyaan wanaagooda
Intayna ka farxinin dadka kale,ku celceli sida maya
Loo dhaho waxaad ogolayn ama aadan raali ka ahayn
3:go aan qaado,una go aan qaado sida ugu macquulsan
Dad aad u utiro badan ayaan lahayn go an dhamays tiran
Oo walaac badan oo dib ugu noqdo hadafyo xun xun oo kasoo gudbeen
Markaa goaanka aad qaadatay ha badalin hadafkaaguna ha cadaado
4:waxaa ubaahantahay garab,qofna masaynin nolosha oodhan kaligiis waxaad ubaahan garab
Ku garab istaaga ku badhi tunkaara xiligaad liicdo
5:jooji waxyaabaha hadafkaaga badalaya:quudi diirdhaliso yoolkaaga,una fiirsoo yoolkaaga halkii aad ka noqonlahayd dipomine raqiis ah,waxaaad gaadhi doontaa halkii aad rabtay inshaa allah
6:had iyo jeer qiimee dadka macaamiishaada ah micnaha noloshaada ku gadaaman,wxaa jirta sirta kaliya guushu ku jirto,in nolosha dadka kale lafududeeyo,ganacsiga iyo xiriirka,bixinta qiimaynata dadku waxay kuu ilaalin doontaa ama kusiin doontaa mudnaanta koobaad.adaada kuna quudi inaad ka midho
You must be logged in to post a comment.