Xikmado wax ku ool ah

1:waad ku faraxdaa marka aad la soo baxdo dhamaan dadaalkaga si aad u caawiso qof lakiin marka aad adiga caawimad u baahatid ma heleysid qof dhankaga u soo milicsada
2:Xaqiiqadu waa sida qorraxda oo kale, afka waad ka xidhan kartaa in muda balse kuma dhiiran kartid in aad runta qariso
3:walbahaarku ma dhameeyo murugta beri balse wuxuu dhameeyaa xooga maanta
4:Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiy
5:Marka aad qalad samayso, waa markaad ogtahay inaad dhab ahaantii iskuday sameynee


Design a site like this with WordPress.com
Get started