Dhalinyarooy calooshaada oo baahan,jeebkaaga oo faaruqa ah,gacalisadaada oo kaaga tagtay shiid dartiis micnaha lacag la aan darteed,oo nin kale kaaraacday oo qoyskeedu kudhaheen waxaan kusiinaynaa ninka kasoo bixi karra masuuliyadaada kuna masruufi karra jeebkiisune wewe uuyahay ax ax xanun badana xiligaa. Xaaladahaasi waa xaaladaha noloshaada dhab ahaan ubadali karra. Waana casharada dareemada dhalinta qaarkood soo toosiya ciil ay kaqaadeen xaaladaas darteed kuna dhiiranaadaan mashaariic aysan waligood qabanlahayn. Hadaad wali gurii hooyadaa aad joogto,wax kastood ubaahatana kugu filantahay hooyo waxaan rabaa, kadaa,kadaa,____wali waxaa tahay qof riyo soo jeeda kujirra,mar hadaad gaadhay 15 sano jir xaataa hadaad ka dhalatay qoys ladan isku diyaari nolosha,ogowna nolosha waxaad kala kulmi doontaa nolosha dharbaaxo,isriix riix iyo iyo iyo waliba kuwa kaloo badan, kuwa waxaa ugu sii daran lacag loo shaqeeyay kusoo fataali jirtay kadibna xaalad adag galla xiliyada dambe ee nolosha kuwaasa kadhaca nolosha.

Gargaado jacaylyahoow aan gam ee idaayoo garbo duubo ha ii xidhin igasiib gantaalaha anba taan u go aye naftu gacalka moodaa iguhaadinaysoo ——–‘
Daily writing prompt
What are the most important things needed to live a good life?

Bisha ramadaanka

Farriinta Bilowga RamadaanBISHAN RAMADAANKA waxaa la furayaa albaabbada samada, waxaana la dhahayaa: «Kii khayr doonayow soo soco, kii shar doonayowna ka joog».Ma ahan habeen iska gudbaya, ee waa bilowga xilli barakaysan, waana tillaabadii ugu horreysay ee dhab ah oo loo qaado dhanka u laabashada Alle.Ha u tixgelin habeen caadi ah; ka dhig habeenkii go’aanka, habeen…

Design a site like this with WordPress.com
Get started