Erayo xikmad kudheehantahay

Jacaylku wuxuu leeyahay 6 xaraf, laakiin wuxuu wataa naceyb Saaxiibaduna waxay ka kooban tahay 8 xarfood, balse waxay leyihiin cadow badan, runtuna waxay ka kooban tahay 3 xaraf, laakiin waxay leedahay been

madooran karno xaalad kasta bilowgeda, mana dooran karno dhamaadkeda, balse inta u dhaxeyso ayaan dooran karnaa cida aaynu nahay

Design a site like this with WordPress.com
Get started