Ma rajeeyo in aan wax waliba u noqdo qof, laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan si un u ahaado qof
Waxaan diyaar u ahay in aan seexdo weligay, hadii aad rabto in aad ii ahaato riyadeyda
Uma baahnid in aad wax walba ka ogaatid nolosha, kaliya waxad ogaataa waxyaabaha kaa farxiya
Anigu ma jecli in aan naftayda uga fekero si gaar ah, lakiin waxaan jeclahay in aan naftayda ka fekero waqti xadidan
Casharada qaarkood lama baran karo, balse waxay si fudud u baahanyihiin in buug iyo qalin loo qaato, Jacaylku wuxuu leeyahay 6 xaraf, laakiin wuxuu wataa naceyb Saaxiibaduna waxay ka kooban tahay 8 xarfood, balse waxay leyihiin cadow badan, runtuna waxay ka kooban tahay 3 xaraf, laakiin waxay leedahay been ,madooran karno xaalad kasta bilowgeda, mana dooran karno dhamaadkeda, balse inta u dhaxeyso ayaan dooran karnaa cida aaynu nahay,
Share this:mohadcy8.wordpress.com
You must be logged in to post a comment.