Faqiirku maleh saaxiib

Dunidan maanta aynu joogno waa duni laqadariyo oo kaliya dadka dhaqan ee haysta hantida,sababtoo waxaad arkaysaa dadka badan oo saaxiibo kula aha xiliga aad jeebkaagu ladanyahay baabuurkaagu dhalaalayo kabahaagu baalashaysan yihiin kala hufinayso lacagta taasoo oo aad iyo aad laguu qadarinayo waxana lagugu qadarinayaa ma aha mansab,qurux,caqli, badni aadantinimo,aftahanimo iyo nin rageednimo toona ma aha … Continue reading Faqiirku maleh saaxiib