https://youtube.com/shorts/twJd0MRaCQM?feature=share

1:bakhayl wixii gacantiisa kujiraayi faa iido maleh
2: fulayga seefta gacanta ugu jirtaayi faa iido maleh
3:khaa inka garsoorka ah qalinka gacanta ugu jiraayina faa iido maleh https://t.me/mohamaddahir0915/124
You must be logged in to post a comment.