
Hadii aadan qofna wax ka rajaynin waligaa ma niyad jabi doontid.Kaliya kaad wax rajayso,waxna aad waydiisato ha noqdo rabigii ku abuurtay.
Ogoloow inwax kastaa kugu dhacaan samaan iyo xumaanba,laakiin yaanay kaa waabinin inaad horay usii socoto,adigoon dareemaynin inaad dhamaadkii aad joogto.
Dadka qaar barashadooda kadib waxaad ogaan doontaa bini aadamku badankoodu inay yihiin bilaw qurux badan. Qisooyinka qaar waxaad la ilmayn doontaa aqrintooda sababtoo ah ma xamili karo qalbigu dhib uusen filaynin inuu dhiniciisa ooga yimaado.
You must be logged in to post a comment.