Janatul fardawsa ilaahoow gee hooyaday iyo hooyooyinka dhamann iyo aabayasheenba

Hooyo hooyo allah ha ku xifdiyo Hooyo
Waa ta waagoon hilaacin,
dadkoo wada hurda,
Wali habeen tahay
tii noo hayaantee
Nafteeda noo hurtee
Jawigoo holac ah
Haraad iyo gaajo leh
Habaaska dhulkiyo
Hargab iyo cudurba leh,
Een hadana ciil iyo maya naga horkeenine hooyo
Xishoodkiyo haybada
Hanaanka wacan
Akhlaaqdiyo hanka
Sida hagar la aanta ah
Tii noo wada hibeeysee
Ee hamigeeduyahay
Inaan hayno wadada hufan ee toosan
Rabiyoow uhadiyeey janada janooyinka ugu saraysa janatulfardawsa aabo iyo hooyaba amiin amiin aamii


Ilove u my mum

Design a site like this with WordPress.com
Get started