sabab ha unoqonin murugada qof kale

Photo by mohadcy8.wordpress.com

Qofna murugadiisa

Sabab ha unoqonin! Maxaa ka xanuun badan qof intuu alle hor istaago uu ilmeeyo adiga dartaaπŸ₯°πŸ˜πŸ‘€

Waa xanuun kamida xanuunada qalbi jabka ah.Mar kasta waa inann dhawrno qalbiyada ina jecel ee inoo daacada ah,qofkii kujeclaada,ku ixtiraama,ku sharfa,ku ciseeyo,ku karaameeya,,agtiisana aad ku tahay qof qiimo iyo qadarin kuleh.Abaal gud ha uga dhigin murugo iyo qalbi jab inaad ku keento ama aad usabab noqoto.

Design a site like this with WordPress.com
Get started