
10 camal ku dadaalTobankan maalmood ee hore ee dul xijah 1:inaad towbad sax latimaado 2:inaad ilaaliso salaadaha waajibka oo ku tukadid wakhtigooda macal jamac 3:inaad ilaaliso sunayaasha badisana sujuudaha micnaha sunayaal badan tuko 4:inaad ilaaliso saalatu duxaa barqinka ah 5:inaad la timaadid qiyaami layl hal racadna allah ha kayeelee 6:inaad sadaqada ku dadaashid wax yarna […]
toban dul xijah