Kuqabatey iyo qadar allaba waa lagu qancaa

Ku qabatey iyo qadar Alle waa la qaataa,
Ragu waa afar nooc midkood, 1 waa Nin wax yaqaan hadane og in uu wax yaqaano kaasi waa caalimee cilmi u doonta, 2 Waa nin wax yaqaan balse ma oga in uu wax yaqaano kaasi waa mid aan wax ogeyn ee baraarujiya, 3 waa nin aan waxbo aqoon balse wuu ogyahay in uusan waxbo aqoonin kaasi waa jaahilee wax bara, 4 waa nin aan waxbo aqoonin mana oga in uusan waxbo aqoon kaasi waa doqone isaga carara.
Ninkii kaa itaal yar awood looma sheegto, aaqiraa lagaadha laisku aargudaaye, nafta waa amaane waa la oofsanaaya.
Wixii rag u qasdey rabina aqbaley wey rumoobaan.
Cadka hiliba oo kuugu jidho camanka hoostiisa isagoon calooshada tegin ma aha calafkaaga,
Haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf.
Ogoow Allah ayaa weyn ninkii aaminaase awood leh
waxad heli doontaa hal qof oo had iyo jeer kula jira
Wixii xasuusa ee aan wada abuurnay weligeed mabarbar dhigi karto qilaafkii yaraa ee aan wadaagney
adiga la aanta, ma bilaabi karo in aan qiyaaso nolosha
Taasina waxay noqonaysaa sannad-guuradeenna, lakin ma haysano wax hanti ah, balse anagaa is heysano, waana qiimo ka badan wax kasta oo adduunka ah
Markii ugu horeysay ee aan indhahaaga eego, waaxan ogaadey in aan wax walba dartaa u sameyn karo, Marka ugu horeysa ee aad taabatay wajigeyga, waxaan dareemay wax aanan waligay dareemin
Sanad guuro wacan ninka caajibka ahoow ee aan weligey jecelahay, waadku mahadsan tahay in aad ii jeclatey waana ku jecelahay
Muhiim maaha meesha aad ku noolaanayso nolosha, waxa aad samayso iyo waa cidda aad haysato, lakiin Anigu xaqiiqdii waxaan ku faraxsanahay in aan guursanayo noloshayda sanado badan kedib

Design a site like this with WordPress.com
Get started