Cajiibsanida dumarka

Araweelooy dardaarankaagii lagu hoog

Dumarka aamin ama ha aaminin Labadaba waad ka shaleyn doontaa , jecloow ama necboow Labadaba waad ka qoomameyn doontaa ,guurso ama ha guursan Labadaba Waad Ka Shaleyn doontaa .
Nolosha Soomaalida Ay ku jiraan ka nax ama ku farax Labadaba Waad ka shelyn doontaa , u damqo ama Halkaas ka daawo Labadaba Waad ka sheleyn doontaa .
Madaxweyne Cusub doorta u kordhiya wakhtiga kuwa hada jooga Labadaba Waxba Soo kordhin meeysaan Waxaad ahaan Doontaa kuwo Ugu Dib dhacsan Qaruumaha oo dhan .
Aqoonyahan Gerald Hanley wuxuu Yiri
“Ma jirto dunnidaan Ummad Ka Adag oo ka Qalafsan Soomaalida “.

Sabbatu waa reer Guuraa ,
Maxaa Maanta Ku Dhacay waxaad Arki Qof Soomaali ah oo Hees Jeceel Ah La Ooyi .

Mooji Waxa Dadkii Qalbi Xab Xabka Ka Wada dhigay 🫣



@mr mohadcy
Design a site like this with WordPress.com
Get started