
Waxa sababaa murugada iyo tiiraanyada waa danbiga aad gasho noocuu dooni ha ahaadee Murugada iyo tiiraanyada i haya waxaan uga Ashkatoon ilaahay 🥰 . Hadalkaan waxaan yiri nabi yacquub marka uu waayey wiilkiisa iyo aragiisaba ka dibna Eebe ayaa usoo Celiyey labadoodaba .Qofka Cabanaya ilaahay kaliya ha u cowdo . Farxadana waa sidaas oo kale […]
Murugada iyo tiiraanyada