
Marka albaab farxaded uu xidhmo waxa aynu in badan sii eegnaa albaabkii xidhamay oo ma fiirino kan inoo furmay.Ogoow Murugada waa Mid Kuu Sii Diyaarineysa Farxad Cusub .Murugadu Waa Mid Daahirineysa Qalbigaaga si ay farxad cusub u hesho meel ay ka gasho. Geedku Caleemaha Wuu Daadiyaa Si Uu Helo Caleemo Cusub Oo Ka Qurux Badan Kuwii Hore .Geedka Wuxuu Rujiyaa xiddidaha qudhmay si ay xididdo cusub oo hoos qarsoon u helaan meel ay ku koraan .Wax kasta oo murug ah oo uu qalbigaaga ka gilgisho, wax ka sii wanaagsan ayaa meeshooda ku ahaan doona oo soo Gali doona .@Mr moha dahir
You must be logged in to post a comment.