Tiknoolajiga gabay ku saabsan

Adigoon cirka u bixinAma boodin leexadaAma badaha waaweynNafta aan ku biimaynBaariis adaan teginAma Boon ka sheekaynBarashada dalkaagaaHorta laga bogtaayooBeryo laysku hawlaaDhulku baaxad sooriyoBanan miidhan weeyaanAma waa bus iyo oonNinka buug ku haystowBeentaada weeyaanBalcad Jawhar ShalanboodBarakada QoryooleyWaxa canab bislaadeeBaydhabi u gaar tahayBoosaaso iyo BeerBixin-Duule LaaleysBiyo Guure KalabaydhBeeraha WajaaleeLagu reebay baahidaBaardheere iyo JilibWaa boqol kun oo maylDhulka […]

Tiknoolajiga gabay ku saabsan
Design a site like this with WordPress.com
Get started