
Marka albaab farxaded uu xidhmo waxa aynu in badan sii eegnaa albaabkii xidhamay oo ma fiirino kan inoo furmay.Ogoow Murugada waa Mid Kuu Sii Diyaarineysa Farxad Cusub .Murugadu Waa Mid Daahirineysa Qalbigaaga si ay farxad cusub u hesho meel ay ka gasho. Geedku Caleemaha Wuu Daadiyaa Si Uu Helo Caleemo Cusub Oo Ka Qurux Badan […]
rajadaadu ha sarayso