What do you wish you could do more every day?
Inaan raali galiyo rabigii i abuuray
Sameeyana dhamaan wixii camal ah
Ee uuna faray ilaahay
kana hadhno
Dhamaan wixii uu nagareebay oodhan ilaahay
Intaas waxaa iisii dheer inaan ufoofo magaalada unasoo shaqeeyo awlaadayda
Quutul yoomkooda
Alxamdulilaah ilaahay ayaana mahad iskaleh