WAKHTIGAAGU WAA QAALI

saxiib sabooolnimadaada iyo qaninimadaada waxa ay ku xiran habka aad u qiimeysid wakhtigaaga . haddii uu wakhtiga qiiimo kula leheyn waxaad waligaa noqon sabool . ogoow saxiib haddii aad wakhtiga si kas ah aad u lumisid waxaa hubaaal ah inaad joogi doontid meel aadan rabin inaad joogto . ama waxaad noqon waxaad rabin inaad noqonto .saxiib hareerahaaaga eeeg  Sidee saaxiibadaa, qoyskaaga, iyo asxaabtaada u qiimeeyaan wakhtigooda? suaashaaas i weeeydiii ogoow shanta qof ee maalintaada wakhtiga ugu badan aad la qaadato ayaad tahay u fiirso hareerahaaga .  asxaabtaada ma 40 daqiiqo ayuu usoo socdaalaa si kaliya uu adiga maqaaaxi bilaa camal aad kaga wada qososhaan ? ma saacado ayuu ku dhumiyaa kaliya fadhitaan goob ciyaar lugu daawado kaliya si uu ogaan lahaaa yaa badiyey ? dadka noocaas ah haddii ay kugu hareereysan yihiin waa wakhtigiii aad ku baraarugu leheyd .

http://@mohadcy8.wordpress.com

http://www.youtube channell.com/mohamadDahiryare

http://www.tiktok.com/mohamaddaahir3

http://www.facebookpage.com/mohamadshariifdahir

http://www.facebookpage.com/himilopharmacy

Design a site like this with WordPress.com
Get started