Alibaba

“Daqiiqad walba oo noloshaada ka mid ah haddey kuu xisaabsan tahay, waxa hubaal ah inay noloshaadu noqon doonto mid nacfi wanaagsan leh ee ku dedaal ka faa’ideysiga wakhtigaaga”

05-May

Imtixaanka Dugsiga sare ee Jaamacadda waan ku dhacay, Dugsigga hoosena dhawr jeer baan imtixaanada ku dhacey, jaamacada Harvard 30-jeer baan codsadey waayna idiideen.

5 qof ayaanu Boolis shaqo ugu doonanay balse keligay ayaa la diidey 4-ta kalena waa la qaatay, 25 qof ayaanu shirkad shaqo ugu tartaney balse 24 ayaa la qaatay ana waan waayay, shaqooyin badan oo kale oo aan doontay iyana waan waayay.

Sidaa darteed guuldaradii waxay noqotey waxaan laba qabsadayba oo aanan kaba cabsanin, sidaas ayaanan ganacsigga ugu guulaystay.

Ninkan oo u dhashey wadanka China magaciisa la yidhaahdo Jack Ma waa Mulkiilaha shirkada Ali-baba wuxuna kamid yahay Maalqabeenadda dunidaan.

waa wax u baahan in Cashar laga barto. Noolashuna Maaha waxbarasho un Kumaan fursadooda oo ka fiican baa jira waxbarasho.

Design a site like this with WordPress.com
Get started