Are you a leader or a follower?
Waxaan ahay hogaamiye sare
waxaana hogaamiya marka koobaad naftayda,oo an ku hogaamiye dhamaan wixii wanaagsan ee anfacaya aakhiro iyo aduunba,
Marka labaad waxaan hogaamiyaa awlaadayda iyo hooyadood
Marka sadexaad booska aan ka shaqeeyo ee aan ku hagaamiyo bulshada aan u adeego taasoo aan ugu
Adeego habka ganacsi ee ugu wanaagsan
Anigoo uqanciya qof kasta hab raaca uu rabo