What’s the most money you’ve ever spent on a meal? Was it worth it?
sida ay nafarayso diintanada wanaagsani qofku waa inuuna isticmaalin lacag israaf ah isaga oo.aan ubaahnayn marka lacag farabadan inaad cunto kaliya ku bixiso lama ogola sababtoo ah waa israaf balse anigu lacagta ugu badan ee aan waligay cunto ku bixiyay waxau ahayd lacagta wadankayga oo dhanayd:999.9 =$5.96