How do you plan your goals?
Qorsha kasta oo.aad qorshayaato qorshaha ilaahay kuu qorsheeyy ayaa ka horeeyaay ilaahayna wuxuu ina leeyahay umaanan abuurin jin iyo insi(dadka iyo jinkaba)inay icaabudaan mooyane,taas ayaana kuu cadaynaysa inaynaan wax qorsha ah aynaann qorshayan karin
Markaa marka aad kassoo baxdo qorasha rabi kuu qorsheeyay ee ah marka aad kasoo baxdo wuxuu rabigu ku faray ee samee kuyidhi aad samayso kana hadho wuxuu ka hadh kuyidhi wxaad arkaysaa adigu helyo qorshayaashaad sida inaan is moodo malag wax walba fudayd ku gaaadhaya,
Kudadaal cibaadada ilaahay ilaahay isga kuu hagaajin aakhiro iyo adùuunbee