What do you love about where you live?
Anigu waaxan ujecelahay meeshan aan kunoolahay waa :- Qof walba wuxuu ka helaa goobta uu ku dhashay ku barbaaray wax kusoo bartay laga yaqaAno magaca iyo maamuus uu ka helayo iyo jacayl laga jecelyahay isla goobtaas sababtoo ah waa qof la garanayo asxaabtiisa waalidkiis iyo ehelkiisa taas waaaxaba sii dheer waxaan ku dhax noolaalahay dad aan diin iyo dhqan iyo dabeecad aan wadaagno iskumidnahay