Daacadnimada

Casharka 6.

Falsafada Anshaxa .

In Aad U Naxariisatid Qof Kasta Oo Aad La Kulantid ,Waxa Weeye Dagaal Adag Oo Aad La Galeysid Nafta .

وَمَا أُبَرِّئُ نَفْسِي ۚ إِنَّ النَّفْسَ لَأَمَّارَةٌ بِالسُّوءِ إِلَّا مَا رَحِمَ رَبِّي ۚ إِنَّ رَبِّي غَفُورٌ رَّحِيمٌ (53)

mana bari yeelayo naftayda naftu waa farid Badanta Xumaanta Naxariis Eebahay mooyee Eebahayna waa dambi dhaafe naxariista.

Dagaalka Ugu Muhiimsan Ee Qofka Muslimka Ah Uu Galo Waa Dagaalka Lala Galo Nafta (Jihad an -nafsi ).
Kani Waa Dagaal Khatar Ah Oo Xitaa Nabiyadii Ay Gacmaha Ka Taageen .
Kani Waa Dagaal Loo Baahan Yahay In Mid Kasta Oo Inaga Mid Ah In Uu Ka Qeeybqaato .
Alle waxa uu inoo sheegay damaca dembiga ah ee nafteena ku jira inay tahay in la xakameeyo oo aan loo hogaansamin rabitaanka Ay Ku Dooneyso In Ay Ku Kacdo Xumaan , ruuxii sidaas sameeyana wuxuu gali doonaa Janno .


وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ (40)

Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun).

فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَىٰ(41)

Wuxuu u dheelman Janno.



Walaalyaal In Janno La Galo Waxa Ka Horeysa In Qalbiyadeena Ku Daxaleystay Xumaanta ,xiqdiga iyo Qabiilka In Aynu Daahirino .
Qofka Haddii Uu Leeyahay Qalbi Daahir Ah Oo Ka Madhan Wax Kasta Oo Xun Kaas Ayaa Ah Kan Gali Doona Janada .




قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّاهَا (9)
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.

وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا(10)

Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.


Qofka Haddii Uu Leeyahay Qalbi Nadiif Ah Waxaa Hubaal Ah In uu La Imaan Doono akhlaaq Wanagsan Dadkana Kula Dhaqmi Doono Dabeecad Wanaagsan .

@Mr moha dahir

Lesson 6.

Moral Philosophy .

Being kind to everyone you meet is a tough battle with yourself.

وَمَا أُبَرِّئُ نَفْسِي ۚ إِنَّ النَّْسَ لَأَمَّارَةٌ بِالسُّوِ إِلَّا مَا رَحِمَ رَبِّي ۚ إِنَّ رَبِّي غَفُورٌ رَّرِيمٌ (53)

I do not teach my soul, my soul is farid Most of the evil except my Lord, Merciful, and my Lord is Forgiving, Merciful.

The most important battle a Muslim engages in is the battle against the self (Jihad an-nafsi).
This is a dangerous war that even the prophets have given up.
This is a war that each of us needs to be part of.
Allah has told us that the desire of sin in our soul must be controlled and not obeyed by the desire to do evil, and those who do so will enter Paradise.


وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ (40)

His soul is amazed at the meeting with God and his soul is separated from the (bad) air.

فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَىٰ(41)

He danced to Heaven.



Brothers and sisters, to enter heaven, it is necessary to purify our hearts from evil, religion and the tribe.
If a person has a pure heart that is free from all evil, that is the one who will enter heaven.




قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّاهَا (9)
But he who shakes his soul prospers.

وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا (10)

And the one who involves his soul in evil is lost.


If a person has a pure heart, it is certain that he will come with good behavior and treat people with good behavior.

@Mr Moha Dahir

Design a site like this with WordPress.com
Get started