Gabayadii sayid maxamad cabdile xasan

xumeeyaane
Xaashaallillaahive nin goba, xamasho waw ceebe
Goorteer anoo xaajiyaan, xinif awoodayne
lntii aniga lay xaman lahaa, xil iga soo meerye
Aduu galabta kuu xoolo yahay, xamarkii dheeraaye
Waa Xiin Finiin neefka aad, xarigga haysaaye
Xayawaanka oo idil naftay, kala xeraadaane
Mar hadduu suldaan3 igu xil lihi, igaga xayddaantay
Xariggiisa qabo aadmi kale, kuma xurmeeyeene.

ABWAAN: Sayid Cabdalle Xasan

Design a site like this with WordPress.com
Get started