Heesha qaaraamiga ah

Saynbeey Wanaagaan, Sanadahaa Dhisaynee
Haa Haa Haa, Ka Dhammaynay Saxarrada
Saadaashu Waa Qalan, Sidan Maanta Joogtee
Salfudaydku Xaawuu, Jannadii Ka Saaree
Siduu Waalidkaa Yiri, Saacad Baad Ku Yeeshee
Sakaraadka Caashaqu, Anigana Iseetee Iseetee
Adiguna Sir Bay Ahayd, Waxaad ii Sasabaysey
Ma’ogtahay Siyaadada, Sad Jacaylka Kuu Yaal
Kuu Yaal
Samsameey Halbowlaha, Saablayda Oofaha
Haa haa haa
Sax Ayaad u Huruddaa, Saanqaadka Hawla
Inaad Subax Dareentoo, Salashaan Ka Baqayaa
Kaa Dhoray Socodkee, Sidaa Iila Ololee
Adna Sidig Irmaanbaa, Sahalaad U Maashaad
Sabiyada Ka Qadisa Ka Qadisaa
Waan Ku Saadinaayee, Miyaad Saydhay Wacadkii
Miyaad Saydhay Nabaddii, Ma’ogtahay Siyaadada
Sad Jacaylka Kuu Yaal

Design a site like this with WordPress.com
Get started