Ujeedo badana, by maxamad shariif daahir

MASKAXDA SOOMAALIDA: Ilaahow Midnimo dooni maayee MURUQ isii (Baro murtida cusub ee Soomaalida

Waxaa la yiri Ilaahey seddex waa karaa kaama se yeelo, waxayna kala yihiin:

B. Ilaahow guursan maayee hay gablamin

T. Ilaahow cibaadaysan maayee hay cadaabin

J. Ilaahow xoogsan maayee xoolo isii.

Seddexdaas Ilaahey waa awoodaa kaamase yeelo, ujeedada laga leeyahay dardaarankaasi waxaa weeye ”xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan, wax kasta oo aad la kulanto ama kasbatana waa natiijada kariskaagii hore.


Ha rumaysanin nasiibkee ee tijaabi guulahaaga nololeed

Kudadaaal inaad horumar gaadhsiiso noloshaada taasoo ay ku xidhantahay inaad ku dadaasho dhamaan awaamiirya eebaheen ina siiyay inaad qaaadato diiidana dhamaan wuxuu eebaheen inoo diiday

Design a site like this with WordPress.com
Get started