
About me
Waxaan ahay nin dhalin yaro ku dhashay caasimada magaalo madaxa muqdisho,wakhti xaadirkana kunool itoobiya,degaan soomaalida,gobolka nogob,dagmadiisa sagag waxaan ahay ganacsatada yaryar ee sariflayaasha iyo bagaash iibinta aalaabaha yaryar iyo iibinta waliba daawada xoolaha,waxaan jecelahay inaan noqdo qof horumar lataaban karra sameeya laakiin caqabado badan oo igu gadaaman dartood ayaanan wali aanan usamaynin horumarkaan kutaamayo,laakiin inshaa allaah waan samayn doonaa horumar waara
You must be logged in to post a comment.