Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaayeWax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jarayeWax badan baan sidkaha kuu xayiray, xaas walwaallada eXiniinyoolihii kula sinnaa, waa ka xoogsadayeXadka qabada niman baa guboo, soo xantoobsadayeNiman baa xeryaha deerka dhiga, xanankii toomoodeLiiraha rag baa xamar u tegay, oo u xeeb marayeNiman baa dayuurado ku xidhan, xiima samadaaseNiman baa […]
xamaalo