Badalida qalaalaasaha

What change, big or small, would you like your blog to make in the world?

Waxaan jeclaan lahaa inuu joojiyo dhibka keenaya sixirbararka iyo maceeshada qaaliga noqonaysa

Taasna waxaa usabab ah dagaalada iyo nabad galiyo darada dunidan kasocota

Sida falastiin iyo yuhuuda oo kale

Waxaan odhanlahaa dagaalada ha la joojiyo si sixirbararku uu hoos ugu noqdo oo lehe inyar nolol dagan

https://vm.tiktok.com/ZMrVpy2rD/@mohamaddahir0915

Design a site like this with WordPress.com
Get started