dhibaatooyinka ka dhacay lixdii bilood ee ugu danbaysay deeganka soomaalida gaar ahaan gobolka nogob dagmadiisa sagag aad iyo aad ayay usameeyaan dadka kunool dagmadan dhanka nololeed,dhanka dhaqaale,iyo dhanka usu socodka gaadiidka,taas oo saamayn kalduwan usaameeyay waxaana udul istaagi doono sida kala duwan ee dhibaatadu usoo gaadhay qodoban kala duwan ee aan kor kusoo taabanay inagoo faahfaahin doona xogag dhab ah oo aan kasoo uruurinay dadka dagmadan kunool
1:DHANKA NOLOLEED:Waxay iisheegen dadkan kunool dagmadan dabaqada sadeexaad eedagmadan dadka kunool inaany hellin labadii waxyaabaha nolosha aas aasiga u ah ee nolol maalmeedkooda si joogta ah inaanayna uhelin sabab jira ayna uhelina ay tahay inay.abaartii saamayn culus kuyeelatay meelihii ay ka heli jireen nilol maalmeedkooda taasoo ahayd inay shaqada yoom la aha ay ka heli jireen dadka looshaqeeyo kana qaadan jireen waxyaabaha ay ku dabartaan sadex walhti cuntadooda imikana ayna dadkii kahelin waxyaabahaas oodhan awal horana ay kaga sii qaadan jireen amaah una soo shaqayn jireen maalmo yar gudahood ina keenayeen dukaamada ay wax kasii amaahdeen
صلو علي حبيبنا محمد
الهم صل وسلم وبا رك عليه https://www.youtube.com/@DAAHIRYARETUBE
Bisha ramadaanka
Farriinta Bilowga RamadaanBISHAN RAMADAANKA waxaa la furayaa albaabbada samada, waxaana la dhahayaa: «Kii khayr doonayow soo soco, kii shar doonayowna ka joog».Ma ahan habeen iska gudbaya, ee waa bilowga xilli barakaysan, waana tillaabadii ugu horreysay ee dhab ah oo loo qaado dhanka u laabashada Alle.Ha u tixgelin habeen caadi ah; ka dhig habeenkii go’aanka, habeen…