abaaraha ka dhacay lixdii bilood ee ugu danbaysay deegaanka soomaalida gaar ahaan sagag

dhibaatooyinka ka dhacay lixdii bilood ee ugu danbaysay deeganka soomaalida gaar ahaan gobolka nogob dagmadiisa sagag aad iyo aad ayay usameeyaan dadka kunool dagmadan dhanka nololeed,dhanka dhaqaale,iyo dhanka usu socodka gaadiidka,taas oo saamayn kalduwan usaameeyay waxaana udul istaagi doono sida kala duwan ee dhibaatadu usoo gaadhay qodoban kala duwan ee aan kor kusoo taabanay inagoo faahfaahin doona xogag dhab ah oo aan kasoo uruurinay dadka dagmadan kunool

1:DHANKA NOLOLEED:Waxay iisheegen dadkan kunool dagmadan dabaqada sadeexaad eedagmadan dadka kunool inaany hellin labadii waxyaabaha nolosha aas aasiga u ah ee nolol maalmeedkooda si joogta ah inaanayna uhelin sabab jira ayna uhelina ay tahay inay.abaartii saamayn culus kuyeelatay meelihii ay ka heli jireen nilol maalmeedkooda taasoo ahayd inay shaqada yoom la aha ay ka heli jireen dadka looshaqeeyo kana qaadan jireen waxyaabaha ay ku dabartaan sadex walhti cuntadooda imikana ayna dadkii kahelin waxyaabahaas oodhan awal horana ay kaga sii qaadan jireen amaah una soo shaqayn jireen maalmo yar gudahood ina keenayeen dukaamada ay wax kasii amaahdeen

Anwer

Which book have you read more than any other? Waxa aan ugu akhriska badanahay ee aan daily akhriyo waa kitaabka quraanka ah ee rabigeen soodajiyay ahna kitaabka dunida dhan ugu sareeya uguna qaalisan laguna galo akhristisa janada sare ee fardawsa laguna hello liibaanra aakhiro iyo tan aduunkaba

Answer

What’s a chapter of your life you’d title “The Hard Years” — and what got you through it? “The Hard Years.” Debt, pressure, and uncertainty tested me, but my faith in God, patience, and refusing to give up kept me moving forward. I’d call it “The Hard Years.” It was a time filled with challenges,…

Design a site like this with WordPress.com
Get started