Which book have you read more than any other?
Waxa aan ugu akhriska badanahay ee aan daily akhriyo waa kitaabka quraanka ah ee rabigeen soodajiyay ahna kitaabka dunida dhan ugu sareeya uguna qaalisan laguna galo akhristisa janada sare ee fardawsa laguna hello liibaanra aakhiro iyo tan aduunkaba

You must be logged in to post a comment.