http://mohamaddahir0915.business.blog
Anwrr
What place in the world do you never want to visit? Why? Israa iil ayaanan booqdeen hadii wax waliba dhaco Waayo waa wadan dulmigu aad igu badanyahay
صلو علي حبيبنا محمد
الهم صل وسلم وبا رك عليه https://www.youtube.com/@DAAHIRYARETUBE
Bisha ramadaanka
Farriinta Bilowga RamadaanBISHAN RAMADAANKA waxaa la furayaa albaabbada samada, waxaana la dhahayaa: «Kii khayr doonayow soo soco, kii shar doonayowna ka joog».Ma ahan habeen iska gudbaya, ee waa bilowga xilli barakaysan, waana tillaabadii ugu horreysay ee dhab ah oo loo qaado dhanka u laabashada Alle.Ha u tixgelin habeen caadi ah; ka dhig habeenkii go’aanka, habeen…